Dhegeyso Waxgaradka Baraawe “Laba Afle iyo Maamul Maqaar Saar ah ayaa Horumarka Naga HorI staagay”

Dhibaatooyinka ka jira Shabeelada hoose waa kuwo si isku mid ah loogu haayo guud ahaan degmooyinka gobolka shabeelada hoose marka laga reebo meelo qori laga qaatay in la dhibaateeyo.

Magaalo xeebeeda Baraawe waxay ka mid tahay Meelaha ugu muhiimsan ee gacanta u galay Maleeshiyo magac dowladeed huwan.

In muda ah waxa soo jiitamayey cabashada dadka shacabka ah ay ku hayaan maamul maqaar saar ah oo halkaasi ka jira iyo Kaaba Mooryaano aan shacabka marnaba u ogleyn inay horumar gaaraan.

Mid ka mid ah waxgaradka Baraawe oo diiday in magacasiisa aan xiganao ayaa nalasoo xireiiray, wuxuu ka sheekeenayaa dhibka lagu haayo, cabashooyinka ay u direen Maamulka Koonfur galbeed iyo sida indhaha looga qarsanayo waxa Baraawe ka jira.

Dhegeyso Sheekada na dhex martay Odeyga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE