Dhegeyso Barakacayaal Kasoo Hayaamay Shalambood oo Ka Sheekeenaya Sababta ay u Qaraxyaan

Dhibaatada Maleeshiyada Xasan jaamici ay ku hayaan dadka shacabka ah ayaa mar kale sababtay in dadkii tairada yaraa ee ku noolaa shalambood Maanta ay isaga barakacaan.

Qoysasas ka badan ilaa 50 qoys ayaa maanta gaaray deegaanka Ceeljaale markii halkaasi ay gaareen ayaa waxa so0 dhaween u sameeyey Shacabka halkaasi ku dhaqnaa.

Dadkaas qaarkood ayaan taleefan kula xiriirnay waxayna inoo sheegeen in Maleeshoyada Shalambood ku sugan ay yihiin kuwo arxan laabayaal ah oo nolosha dadka u diidan.

Degeyso.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE