Daawo Qaybtii Labaad Shirka Jaraa’id Ee Jaaliyada Beesha Biimaal

Jaaliyada Beesha Biimala ee Boqortooyada Sacuudi arbaya ayaa qabtay shir jaraa’id oo ay kaga hadlayaan dhibaatooyinka Gobolka Shabeelada hoose ay ka wadaan Dowlada fedaraalka iyo Maamulka Koonfur galbeed iyadoona shalay aan sii daaynay qaybtii koowaad shirka jaraa’id.

Shirka jaraa’id ayaa waxay kusoo bandhigeen qodobo xasaasi ah oo hada taagan, waxay weerar afka ah ku qaadeen qab qablayaal dagaal oo ku baaqay in dagaal lagu qaado Beesha Biimaal.

Jalaiyada ayaa baaq u dirtay guud ahaanba shacabka Beesha Biimaal oo ay ugu baaqeen inay u midoobaan xoreynta deegaanadooda.

Daawo C/hi Xasan Macalin Buuni.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran