Dhegeyso Dhibane La dhaawacay “Mooryaan Habar gidir ayaa isoo qafaalatay waan ka orday way I dhaawaceen” Sawiro

C/hi Ibraahin Abuukar oo ka mid ahaa darawalada ka shaqaeysa inta u dhaxeysa Marka iyo Deegaanada Xeebata ayaa dhawaan waxa uu ka badbaaday isku day dil oo ay la maageen Mooryaan ku go’doonsan Magaalada Marka.

C/hi ayaa isagaoo markaasi dad rakaab ah oo kasoo qaaday deegaanka Ceel Axmed islamarkaan geeyey Marka waxaana meel u dhow Farmashiga Ex Hilaac ka qbsaday Mooryaan Marka joogta

Darawalka ayaa la geeyey goob kawaanka dadka ah oo si xun loogu dilo dadka shacabka ah, waxaana uu ka orday goobtii lagu siiwaday isagoo cagahiisa ku baxsaday.

Waxaa isnoo suuragashay inaan helno C./hi Ibraahi Abuukar oo ka sheekeenaya waxa ku dhacay.

Waxaan soo gudbin doonnaa halka ay xabada ka haleeshay iyo meesha ay ka baxday.

IMG_20100101_030147 IMG_20100101_030157

IMG_20100101_030307

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE