Dhegeyso Wax garadka Buulo Mareer Xasan Jaamici ayaa Marba Shaarka Bedelanaya Dadka Dhibaateenaya

Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeelada hoose oo kusoo biirtay meelaha lagu ugaarsado dadka deegaanka ayaa waxa kasoo socda barakac xoogan oo ay sameenayaan shacabka.

Waxaa qaxay inta badan dadkii deegaanka ganacsiga ku lahaa iyo shacabkii deegaansanayey halka dadkii baadiyaha ka keeni jiray caanaha iyo adeegyada Magaalada looga baahanyahay ay ku sugnaadeen baadiyahooda oo naftooda ay ku aamini waayeen meelaha lagu ugaarsanayo shacabka.

Waxgaradka Buulo Mareer ayaa eedeyn kulul usoo jeediyey kaaba Mooryaano marba shaarka bedelanaya.

Dhegeyso dad ka mid ah Waxgaradka Buulo Mareer.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE