Gudiga Wadatashiga Beesha Biimaal Oo Muqdisho Loogu Dhawaaqay

Gudi loogu magac daray Golaha Wadtashiga Beesha Baamaal ayaa loogu dhawaaqay Magaalada Muqdisho ka dib kulamo wadtashi ah oo dhawaanahan socday.

Gudiga ayaa loo doortay Gudoomiye iyo afhayeen, waxaana dhawaan la dhameystiri doonaan xubnaha kale ee gudiga.

Gudoomiyaha golaha wadatashiga ee Beesha Biimaal ayaa loo doortay Mudane C/hi Cismaan Haaruun halka afahayeenkana loo doortay Maxamed Xasan Maxamed oo Maxamed Dheere loo yaqaano.

Hadaba halkan waxaan kusoo gudbin doonnaa Wareysi ay warbaahinta siiyeen ayaan idin soo gudbin doonaa waxaana ugu horeyn doona Afahayeenka Golaha Wadatashiga Maxamed dheere waxaana xigi doona Gudoomiyaha.

Waxaan dhawaan soo gudbin doonnaa dhawaan

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran