Taliska Amisom Oo Tababar Ciidan U Furay Askar Magaalada Baydhaba (Sawiro)

Askar loogu talagalay xaqiijinta amaanka goobaha laga saaro dagaalamayaasha shabaab ayaa tababar waxa loogu furay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay.

Tirada Askari ee tababarka loo furay ayaa gaaraya ilaa 200 oo askari oo laga keenay degmooyinka Gobolka Baay kuwaas oo isugu jira rag iyo dumar.

Tababarka ayaa socon doono mudo seddax bilood ah waxaana sida ugu dhaqsisyaha badan loo geyna doonaa goobaha laga saaro shabaab si ay u xaqiijiyaan amaanka goobahaasi.

Baydhabo1

 

 

 

 

 

 

Baydhabo  Baydhabo3Baydhabo2 Baydhabo4 Baydhabo5 Baydhabo6

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE