Dhegeyso Taliyaha amniga ee Deegaanada Ciidamada Deegaanka oo Warbxiiyey howgal ay sameeyeen

Col. Cabdi Cali oo ah Taliyaha amniga deegaanada ay gacanta ku hayaan Ciidamada deegaanka ayaa ka warbxiyey howlgal ay kusoo qabteen tiro ka mid ah ragii lagu tuhmayo inay ku ,ug ahaayeen dilkii ka dhacay deegaanka Buulo Xamaali ee duleedka Marka.

Taliyaha ayaa sheegay inay ku raadjogaan kooxo kale.

Dhgeyso,

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE