Xuutiyiinta Yaman Oo Duqeyn La Dhacay Magaalada Ticis

Maleesiyada Kooxaha Xuutiyiinta kadagaalama wadanka Yaman ayaa weerar ku qaaday Magaalada Ticis oo ay doonayeen inay qabsadaaan halkaas oo ay ka socdaan dagaalo.

In ka badan 14 qof  oo shacab ah ayaa ku geeriyootay duqeyn xuutiyiinta ay la beegsadeen Magaalada Ticis.

Isbaheysiga Carabra ayaa doonaya inay dib qabsdaan Magaalada Ticis oo ay joogaan Kooxha Xootiyiinta.

Magaalada Ticis oo ahayd xarunta Dhaqanka ee dalka Yemen ayuu burbur xoogan kasoo gaaray dagaalka ka socda wadankaasi, dagaalkaasi oo sii xoogeystay kadib markii dowlada Sucuudiga ay bishii Maarso bilwoday duqeynta ay la beegsaneyso Shiicada Xuuthiyiinta oo dhul baaxadleh gacanta ku dhigay.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE