Dayactirka Xafiisyada Garoonka Degmada Nambar 50 oo Heer Gaba gaba ah Maraya(Sawiro)

Waxaa heer gaba gaba ah maraya Diyactirka Xafiiryada ay ku shaqeen lahaayeen Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada hoosee.

Dayactirka oo in muda ah soconayey ayaa haatan wuxuu u muuqdaa mid lasoo gaba gabeeyey inta badan qolalka lagu qaban lahaa adeegyada Garoonka.

Waxaa lagu balansanyahay in dhawaan Garoonka ay dib u furmi doonaan howlihiisa shaqo.

IMG_0505

IMG_0504

IMG_0506 IMG_0507 IMG_0508 IMG_0509 IMG_0510 IMG_0511 IMG_0512 IMG_0513 IMG_0514 IMG_0515 IMG_0517 IMG_0518 IMG_0519 IMG_0520 IMG_0522 IMG_0523 IMG_0524 IMG_0525 IMG_0526 IMG_0527 IMG_0529 IMG_0530 IMG_0531 IMG_0532 IMG_0533 IMG_0534 IMG_0535 IMG_0536

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE