Culimaa’udiin, Odayaal iyo Hogaanka Deegaanka oo Booqday Difaaca Gandaawi (Sawiro)

Wafdi isugu jira Culimaa’udiin, Odayaal dhaqameed,dhalanyaro ururada Haweenka Maamulka Magaalada Marka Mudane Maxamed Yariisow iyo Saraakiisha Ciidamada Deegaanka oo ugu horeeyo Taliyaha Daraawiishta Maamulka Koonfur Galabeed iyo kooxo wariyeyaal aha ayaa booqday Difaaca deegaanka Gandaawi ee Duleedka Degmada Marka.

Booqashadan ayaa ka dambeysay awaamiir siinta Ciidamada deegaanka iyo saraakiishooda oo la siinayey amar ka yimid hogaanka Ciidanka deegaanka.

Culimada waxa ka mid ahaa Sheekh Nuur Geeley iyo Gudoomiayah Deegaanka Ceeljaale Sheekh Yuusuf iyo Culimo kale.

Filo goor dhow sawiro deeraad ah.

Col. Xasan Shurbuq
Abaan Duulaha Ciidamada Deegaan Col. Xasan Shurbuq
DSC09758
Taliyaha Maxkamada Ciidamada deegaanka Xasan Sheekh Axmed Kuulaale

DSC09721 DSC09722 DSC09724 DSC09725 DSC09726 DSC09729 DSC09730 DSC09731 DSC09732 DSC09733 DSC09734 DSC09735 DSC09736 DSC09737 DSC09738 DSC09739 DSC09740 DSC09741 DSC09742 DSC09743 DSC09744 DSC09745 DSC09746 DSC09747 DSC09748 DSC09749 DSC09750 DSC09752 DSC09753 DSC09754 DSC09755 DSC09756 DSC09757 DSC09759 DSC09760 DSC09761 DSC09762 DSC09763 DSC09764 DSC09765 DSC09767 DSC09768

DSC09799
Asha sheekh Caalim Sheekh Nuur Geeley

DSC09810

DSC09854 DSC09802  DSC09813 DSC09814

DSC09946 DSC09957 DSC09965 DSC09966 DSC09974

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE