Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Xeradii dhawaan Lagu Weeraray Ciidamada Maamulka Jubba (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Islaan Axmedoobe ayaa maanta booqday Jaamacada Kismaayo oo dhawaan uu ka dhacay qarax ismaadaamin ah oo lagu weeraray Ciidamo halkaasi tababr ku qaadanyey.

Axmed Mdoobe oo dhawaan mar kale loo doortay inuu sii ahaado Madaxweynaha jubba ayaa safar ku tagay Nairobi kaas oo saake soo gaba gaboobay.

Madaxweynaha oo wehleyaan mas’uuliyiinta ka tirsan Maamulka Jubba ayaa indha indheen ku tagay goobaha ay ku waxyeeloobeen askarta Xerada ku jirtay.

Madoobe-1

Madoobe-2 Madoobe-3 Madoobe-4 Madoobe-5 Madoobe12

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran