Taliska Amisom ee Ceeljaale Oo Markii Ugu Horeysey Bilaabay Wax U qabashada Shacabka (Sawiro)

Taliska Amisom ee Fariisinka ku leh deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Magaalada Marka ayaa shacabka halkaasi ku dhaqan markii ugu horey u bilaabay howlo si aad ah dadka ay usoo dhaweeyeen.

Taliska ayaa guda galay dhismaha Musqulo gaaraya il 375 Mussqul oo loo dhisayo dadka danyart ah ee deegaanka ku nool, waxaana hada la wadaa howlaha dhismaha Musqulaha.

Odayaashae Deegaanka Ceelka oo ugu horeeyo Gudoomiayaha deegaanka Sheekha Yuusuf ayaa lagu wareejiyey dhismaya Muqulaha, waxaana arintan soo dhaweeyey shacabka deegaanka.

Dhismaha ayaa waxaa ka wakiil ah Gudoomiye ku xigeenkii amniga ee Maamulka Maxamed Yariisow ee Magaalada Marka Maxamuud Cusmaan Beyle.

Photo0070

Photo0072 Photo0074 Photo0077 SAM_0443 SAM_0444 SAM_0445 SAM_0448 SAM_0449 SAM_0450 SAM_0477 SAM_0488 SAM_0491 SAM_0503 SAM_0506 SAM_0510 SAM_0513 SAM_0514 SAM_0525 SAM_0527 SAM_0528 SAM_0529 SAM_0532 SAM_0533 SAM_0536 SAM_0553 SAM_0554 SAM_0555 SAM_0556

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE