Dhegeyso Afahayeenka Golaha Wadatashiga “Wax la ogolaan Karo Maahan In Tiro aan Noo qalmin ay soo qaadaan…”

Iyadoo ay jiraan warar kala duwan oo soo baxaya kuwaa soo sheegaya in Odayaasha Beesha Biimaal ee matasha Maamulka koonfur galbeed ay soo qaadeen tiro xillibaan oo aan u cuntumin dadka ay mataalan ayaa arintaasi waxa durbaba si xoog leh u cambaareeyey Golaha Wadatashiga Beeshsa Biimaal.

Afahayeenka Golaha Wadatashiga Beesha Axmed Dheere ayaa tirada xildhibaanada lasoo qaatay ku tilmaamay kuwo ku tumasho ah oo meel looga dhacay sharafta shacabka Beesha Biimaal.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay safarka baaqday ee Shariif Xasan uu ku imaan lahaa Deegaanka Ceeljaale.

Dhegeryso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran