Dhegeyso Wasiir Fiqi “Waan U Mahadcelineynaa Cid Kasta Oo Gacan Ka geystay Sii Deysmada Nabadoon Tima Guduud”

Wasiir Maxamed Xasan Fiqi oo ah Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo waraabka Maamulka Koonfur galbeed ayaa soo dhaweeyey sii desmada Xabsiga laga sii daayey Nabadoon Maxamed Abuukar Tima guduud.

Fiqi ayaa sheegay inuu u mahadcelinaayo cid kasta oo ka qayb qaadatay sii deysmada Nabdoonka.

Dhegeyso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran