Xaafado Ka Mid Ah Magaalada Marka Oo Dadka Badankooda Ay Ka Qaxeen (Sawiro)

Xaafado ka mid ah magaalada Marka ayaa waayadaan dambe isku bedelay meel kharaabtay kadib markii magaaladani ay ku soo noqnoqdeen tacaddiyo kala duwan oo ay geysanayaan AMISOM iyo maleeshiyaad ka amar qaato madaxweyne Xasan Culusow oo u badan mooraanta Habargidir.

Xaafadaha sida weyn looga barakacay ayaa ah xaafadaha dhanka bari ka xigo suuqa weyn ee magaalada Marka.

Markaad dhex mareyso xaafadahan waxaa kaaga dhex muuqanaya dad tira yar oo si telteel ah u dhax socda xaafadaha oo qaarkood ay ka muuqato cabsi.

IMG_0239 IMG_0240 IMG_0241 IMG_0242 IMG_0243 IMG_0244 IMG_0245 IMG_0246 IMG_0247 IMG_0248 IMG_0249 IMG_0250 IMG_0251 IMG_0252 IMG_0253 IMG_0254 IMG_0255 IMG_0256 IMG_0257 IMG_0258 IMG_0259 IMG_0260 IMG_0261 IMG_0262 IMG_0263 IMG_0264  IMG_0266 IMG_0267 IMG_0268 IMG_0269 IMG_0270 IMG_0272

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE