Daawo Sawirada Dibad Bax Cara Leh Oo Maanta Lagala Hortagay Wafdiga Madaxweyne Shariif iyo Kaaba Mooryaanta

Waxaa Maanta Dibad bax cara leh lagu soo dhaweeyey Wafdi uu hugaaminayo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo kooxo kaaba Mooryaano ah oo soo gaaray Deegaanka Ceeljaale.

Shacab Careysan ayaa Madaxweyne Shariif kusoo dhaweeyey Gubidda taayeerada Baabuurta iyo wadooyinka qaar oo lagu gooyey dhagxaan.

Madaxweyne Shariif, Wasiir Maxamed Xasan Fiqi, Wasiiro kale iyo Gudoomiyaha Gudiga difaaca Baarlamaanka qaranka  Xuseen Carab Ciise ayaa hor istaagay Shacab careysan oo ay kala kulmeen hadalo kulkul.

Shacabka ayaa muujiyey siday uga soo horjeedaan Maamul dambiil lagu wado oo ay horboodayaan kaaba Mooryaanada Habar gidir.

DSC00051

DSC00052 DSC00054 DSC00055 DSC00056 DSC00057 DSC00058 DSC00059 DSC00060 DSC00061 DSC00062 DSC00063 DSC00064 DSC00065 DSC00067 DSC00068 DSC00069 DSC00070 DSC00071 DSC00073 DSC00075 DSC00076 DSC00077 DSC00078 DSC00080 DSC00081 DSC00083

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE