Dhegeyso Shacabka Beesha Biimaal “Waan Diidnay In Mooryaan la Wado Naloo Keeno, Shariifow Deegaankaaga Geyso”

Odayaal Careysan ayaa hadalo kulul oo kala hortagay wafidiga Madaxweyne Shariif oo isku dayey inuu hor istaago goob uu ka socday dibad bax looga soo horjeeday ujeedooyinka guracan ee Maamulkiisa uu lasoo shirtagay.

Odayaasha ayaa cod dheer ku yiri waan diidnay Mooryaan Habar gidir in dhulkeena uu maamul ka noqdo.

“Dagaal ayaan ka xignaa inaad maamul nooga dhigto Mooryaanta habar gidir mana nagu qabsi kartid, Meesha aad ku dhalatay waad taqaanaa geyso” ayey Odayaasha u sheegeen Wafdiga Shariif.

Madaweyne shariif ayaa isku day u sameeyey ka fashilmay kaas oo ahaa inuu dadka ku qanciyo ereyo beer laxawsi.

Dhegeyso Codka Shacabka.

Dhegeyso Codka Madaxweyne Shariif

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran