Dhegeyso Wareysi Maxamed Xasan Fiqi Oo Kaga Hadlaayo Waja-gabixii Kasoo raacay Shabeelad Hoose.

Wasiirka Wasaarada Beeraha Maamulka Koonfur galbeed Maxamed Xasan fiqi ayaa bixiyey wareysi uu kaga hadlaayo safarkii ay ku tageen Shabeelada hoose.

Wasiirka ayaa wareysigiisa kaga hadlaya cabashooyinka dadka ay qabaan iyo waxa dadka ay kala kulmeen isagoo weliba isku dayaya inuu waxyaabaha qaar daah saaro.

Dhegeyos

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE