Dhageyso C/qaadir Siidii Oo Sheegay In AMISOM Ay Ku Dhamaadeen Weerarkii Xarakada Alshabaab Ku Qaadeen Saldhigga AMISOM Ee Jannaale

Iyadoo shaley weerar culus ay Xarakada Alshabaab ku qaadeen saldhig ciidamda AMISOM D degmada Jannaale ku qaadeen ayaa waxaa soo baxaayo warar sheegayo in AMISOM khasaaro xooggan ka soo gaaray weerarkaasi.

Gudoomiyaha aan xilkiisa dhamaan ee gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Siidii ayaa sheegay in ciidamada Uganda ay ku baaba’een weerarkaas.

 

Dhageyso

 

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE