Daawo Tv-ga Halgan:Jaaliyada Boqortooyada Sacuudi Arabiya Ee Beesha Biimaal Oo Falanqeen Ku Sameeyey Siyaasada Gobolka Shabeelada Hoose

Tv-ga Halgan ee Jaaliyada Boqortooyada Sacuudi Arabiya ayaa falanqeyn waxa uu kusameeyey Siyaasada ay dhex muquuranayaan Wasiirada iyo odayaasha Biimaal u matala Maamulka Koonfur aglbeed.

Dooda oo aad u xiisa badan ayaa waxa ka qayb qaadanaya Duqa Jaaliyada Beesha Biimaal Xaaji Cumar Moordo, Gudoomiyaha Jaaliyada Gudoomiye Aweys Macalin Mocow iyo Xog hayaha Jaaliyada Mudane Ismaaciil Xaaji Ibraahin (Jeego), Waxaana Barnaamijka Daadihinaya Cali Maxamed Abuukar Cali Deekow.

Daawasho wacan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE