Dhegeyso Nabadoon Sokeeye “Cali Nuure Waxaan U sheegaa Iimaanka Allah Ku Geliyo”

Nabadoon Siid Cali Sokeeye oo ka mid ah Nabadoonada Gobolka Shabeelada hoose ayaa ka hadlay damaca waalan ee weli ku jira kaaba mooryaanta oo weli dooneysa inay xoog kusii joogaan Gobolka shabeelada hoose.

Nabadoon Sokeeye ayaa sheegay in dgaal ay ka jiraan damac kasta oo kasoo waaliya kooxaha beenta isbaray.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE