Dhegeyso Nabadoon Banduuqow “Shariif Xasan Taariikh Madow Haka Galo Shabeelada hoose Sida Xasan Sheekh Camal”

Nabadoon Banduuqow Oo Ka mid waxgaradka Beesha Biimaal ayaa dhaliil usoo jeediyey Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Banduuqow ayaa ku eedeeyey Shariif inaanu daacad ka aheyn arimaha Maamulka Koonfur galbeed.

Dhegeyso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE