Gudoonka Baarlamaanka Oo War Kasoo Saaray Mooshinada Iska Soo Horjeeda ee Gacnta Loo Geliyey

 

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray mooshinada kala duwan ee iska soo horjeeda ee loo gudbiyey Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Gudoonka ayaa ku baaqay in laga wada hadlo muushinka laga soo gudbiyey Madaxweynha iyo midka kale ee lagu difaacayo si looga fogaado qal qal siyaasadeed oo wadanka ka dhaca.

Aqri Go’aanka Gudoonka Gudoonka Baarlamaanka.

Jawaari

Jawaari1 Jawaari2 Jawaari3 Jawaari4 Jawaari51

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE