Dhgeyso Xillibaan Sooyaan “Shacabka anagaa Mas’uul ka ah lama aqbali karo dhibaatada Loo geysanayo”

Xildhibaan Sooyaan Cabdi Warsame Isaaq oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay dhibaatada ay ku hayaan Ciidamada Amisom shacabka kunool shabeelaha hoose waxaa uuna intaas wakiisa ku daray in marna laga aqbaleynin Amisom dhibaatada shacabka ay ku hayaan.

Xildhibaanka ayaa waxaa uu warkiisa intaas ku daray in mas,uul ka yihiin shacabka dhamaan Xildhibaanada  Soomaaliyeed laxisaabta dhab ah lagu sameyndoono falkasta oo shacabka loo geysto.

Xildhibaan Sooyaan Cabdi Warsame ayaa waxaa uu wacad ku maray in Cadaalada la hor keenayo Askari kasta oo dhibaateeya shacabka shabeelaha hoose.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE