Daawo Halgan Tv: Jaaliyada Scuudi arabiya Oo Mar kale Ka Dooday Siyaasada Gobolka Shabeelada hoose

Jaaliyada Boqortooyada Sacuudiga Ee Beesha Biimaal ayaa dood ka yeeshay arimo badan oo ka jira Gobolka Shabeelada hoose oo ay ugu weynyihiin dhibaatooyinka daba dheeraaday.

Tv-ga Halgan ayaa doodan waxa uu dhex dhigay qaar ka mid aqoonyhaanada iyo siyaasiyiinta Beesha ee Boqortooyada Sacuudiga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE