Dhageyso Golaha wadatashiga Beesha Biimaal oo soo dhaweeyay Doorashada Suldaanka Cusub

Afhayeenka golaha wadatashiga beesha Biimaal Maxamed Xasan ayaa soo dhaweeyay talaabada ay qaadeen odayaasha ka kala yimid dhammaan deegaanada beesha ee maalmahan ku shirsanaa magaalada Marka,kuwaas oo ku howlanaa doorashada suldaanka cusub ee beesha.

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in dhinacooda ay taageersan yihiin howsha ay qabteen odayaashaas,go’aanada ka soo baxayna ay ka qeybqaadan doonaan fulinteeda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE