Daawo Sawirada Kulankii Maanta ka dhacay Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada hoose.

Madaxda Dowlada fedaraalka iyo Maamulka Koonfur galbeed oo ay wehliyaan Wakiilka Midowga afrika ee Soomaaliya iyo Odayaal kasoo kala jeeda Shabeelad hoose iyo Gobolada dhexe ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Afgooye.

Shirkan ayaa lagu tilmaamay mid lagu sii amba qaadayo heshiis horey u dhex maray Beelaha Habar gidir iyo Biimaal oo ku dagaalamaya dhulkaaga aan kugu maamulo iyo maya.

Warbaahinta looma soo bandhigin heshiiska iyo waxa uu yahay waxaana madaxda goobta ka hadashay ay sheegeen in qodobo dheeri ah lagu kordhiyey heshiiskii hore afgooye lagu gaaray.

Madaxweyne Xasan sheekh oo halkaasi qudbad dhinabyo badan taabaneysa halkaasi ka jeediyey ayaa hadalkiisa waxa uu u muuqday mid muujinaya in colaadii shabeelada hoose istaagtay oo uu iska indha tirayo dagaalada hada leysku hub urursanayo iyo isdilka ka dhaxeeya Biimaal iyo Habar gird.

Waxaan soo gudbin doonaa Ujeedada dhabta ee kulankii maanta iyadoo siyaasiyiinta qaar ay dareemayaan in kulankan ay ku qarsoonyihiin ujeedooyin gaar ah oo gobolka laga leeyahay.

IB0A6261

IB0A6265 IB0A6267 IB0A6286 IB0A6353  IB0A6368 IB0A6371 IB0A6423 IB0A6426 IB0A6435 IB0A6437 IB0A6444

IB0A6362 IB0A6478 IB0A6509 IB0A6512 IB0A6528 IB0A6564 IB0A6568 IB0A6573 IB0A6580 IB0A6582 IB0A6589 IB0A6645 IB0A6649 IB0A6654 IB0A6661 IB0A6687 IB0A6880 IB0A6892 IB0A6902 IB0A6916 IB0A6919

IB0A7038

IB0A6920 IB0A6941 IB0A6952 IB0A6963 IB0A7019  IB0A7062 IB0A7068

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE