Daawo Sawirada Shirkii Shalay Lagu Magacaabay Suldaanka Guud Ee Beesha Biimaal iyo Fantasiyaha halkaasi ka dhacay.

Maalintii Shalay Magaalada Marka waxaa lagu doortay Suldaan Cusub oo ay yeelneyso Beesha Biimaal oo loo gartay in uu noqdo Suldaan Ibraahin C/hi Cadow.

Goobta lagu dooranayey Suldaan Ibraahin C/hi ayaa waxa lagu soo bandhigay fantasiyo iyo ciyaaro hidaha iyo dhaqanka ah oo lagu soo dhaweynayo Magacaabida Suldaanka Beesha Biimaal.

100_0983

100_0986 100_1021 100_1026 100_1035 100_1085 100_1092 IMG_1939 IMG_1940 IMG_1948 IMG_1949 IMG_20150909_144135 IMG_20150909_144139 IMG_20150909_144158 IMG_20150909_144204 IMG_20150909_144343 IMG_20150909_144531 IMG_20150909_144536 IMG_20150909_144709 IMG_20150909_144808 IMG_20150909_150730

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE