Daawo Sawirada Madaxweyne C/weli Gaas Oo Lagu Soo Dhaweeyey Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hugaaminaayo ayaa manta lagu soo dhaweeyey Magaalada Kismaayo Ee xarunta Gobolka Jubada hoose.

Wafdi Madaxweyne Gaas ayaa waxay ka mid ahaa Odayaal iyo wasiiro ka tirsan maamulkiisa.

Wafdiga gaaray Kismaayo ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb qaataan Caleema saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

Garoonka Diyaaradaha Kismaayo waxa kusoo dhaweeyey qeybaha kala duwan ee bulshada iyo iyo Ciidamada maamulka Axmed madoobe.

Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo lagu qabto Xaflad lagu caleema saarayo Madaxweyne Axmed Madoobe.

 

 

DSC_00271 DSC_00021 DSC_00031 DSC_0105 DSC_0089 DSC_0094

DSC_0088

DSC_01261 DSC_01251 DSC_0131 DSC_01291 DSC_01301 DSC_01321 DSC_01371 DSC_01421

DSC_01291  DSC_0089

DSC_0023

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE