Wiish Kusoo Dumay Dhismaha Xaramka Oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawc Soo Gaarya Xujeyda Sanadkan (Sawiro)

Inka badan 62 ruux oo ka mid ahaa xujeyda Sanadkan ayaa lasoo warinayaa inay ku geeriyoodeen Magaalada Barakeysan ee Makka al mukarama ka dib markii uu soo go’ay wiish lagu dhisayey Xaramka.

Wiishka ayaa ku dhacay qeyb ka mid ah dhismaha xaramka, waxaa soo dumay dhismaha waxaana halkaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadkii xajka halkaasi u tagay.

Gaadiidka gurmada ayaa goobta gaaray waxaana la arkayaa gaadiidka oo daabulaya dhaawacyada ku waxyeeloobay shilka.

Weli lama xaqiijin wadamada ay kasoo kala jeedaan dadka ay mashaqadu halkaasi ku haleeshay.

 

11986474_1168448383171149_6225820638371467653_n

11986501_1168448523171135_3923746452244397874_n 11990668_1168486006500720_794150689852048042_n946

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE