Daawo Khudbadii Madaxweyne Shariif Xasan ee Xafladii Caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo si weyn u dhaliilsanaa qaabka loo soo xulay xubnaha Baarlamaanka Maamulka Jubbalnad ayaa maanta ka qeybgalay Xaflada Lagu caleema saarayey Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Madoobe.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE