Gudoonka Baarlamaanka Fedaraalka Oo Qoraal Kasoo Saaray qaabka Loo wajahayo Wadahadalka Mooshinka

Gudoonka Baarlamaanka Fedaraalka ayaa maanta qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay marba hadii leysku waafaqay in wada hadal lagu xaliyo mooshinka laga soo gudbiyey Madaxweynaha dowlada in loo baahanyahay Xillibaanada mooshinka inay soo gudbiyaan gudi ka qeyb galaya wadahadalka.

Qoraalka gudoonka oo ka kooban laba bog ayuu ku sheegay in Madaxweynaha Dowlada uu soo wakiishay R/wasaare Cumar C/rashiid inuu uga qayb galo wadahadalka oo dhexdhexaadin ay ka noqon doonaa Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigee.

Mooshin-war-1Mooshin-war-2

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE