Madax kala Duwan Oo Maanta Ka qeybgashay Caleema Saarka Axmed Madoobe (Sawiro iyo Magacyada Madaxda)

Mas’uuliyiin ka kala socda Dowlada fedaraalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada qaarkood io Wakiilo ka socda Beesha Caalamka ayaa Maant ka qeyb galay Xafladii lagu caleema saarayey Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

Madaxda iyo Wakiilada ayaa kala ahaa…..

  • Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud
  • Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan
  • Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas
  • Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed

 

  • Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia Tedros Adhonom,
  • Wakiilka qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay
  • Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey
  • Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Bekar Olgan
  • Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale,
  • Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Kenya Yuusuf Xaaji
  • Xildhibaan Aadan Barre Shiil

k410

k210

 

k31 062 016 k401 k411 k421 k231 k241 k251 k191 k201 k121 k131 k53 211 k101 k111 k110 k161 k141 k311 k301 k291 k381 k361 k351 k341 k321 k281 k271 k391 k61 k71 k81 24 23 20 17 k

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE