Madaxweynaha Dowlada Fedaraalka Oo Gaaray Kismaayo Xilli ay joogeen Dhamaan Maamul Goboleedyada Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Kismaayo ka dib markii diyaarada ay ka qaaday Garoonka Aadan Cade Ee Muqdiho.

Wafdiga ayaa garoonka Axmed Gurey waxa kusoo dhaweeyey Madaxda Maamulka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Kismaayo.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka qeyb galidoona Caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

Magaalada Kismaayo waxaa maanta gaaray dhamaan madaxweynayaasha Maamul goboleedyada dalka iyo madax ka kala socoto wadamada dereska iyo wakiilo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE