Wasiirka Arimaha Dibada Ethopia oo Gaaray Kismaayo

Wasiirka arimaha Dibada Ethopia Dr.Tedros Adhanom ayaa saacad ka hor ka degey Magaalada Kismaayo si uu uga qeyb galo Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland.

Wasiirka ayaa ka mid noqon doona madax kala duwan oo maanta ku qul quleysa Kismaayo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE