C/weli Gaas “Jubbaland iyo Axmed Madoobe Cida Ugu horeysa Oo Aqoonsi ay ka raaban Waa Shacabka Jubbaland” (Video)

C/weli Maxamed Cali Gaas oo ka mid ahaa Mas’uuliyiintii ka qeybgala Caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Goobta ay ka dhaceysay Xaflada.

Madaxweyne Gaas ayaa hadal u muuqday mid dhega hadal ah ka jeediyey kaas oo ku socday Madaxweyne Xasan Sheekh.

Daawo

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE