Dhageyso Nabadoon Kuule: tan iyo markaan Marka imid dad badan ayaan soo xirxirnay waxaana la kulmay odayaasha Soomaliweyn ee Sh.Hoose

Nabadoon Kuule oo ka mid ah nabadoonada Beesha Biimaal ayaa sheegay in intii uu yimid magaalada [starlist][/starlist]Marka ay wax badan u qabsoomeen, ayna shalay iyo maanta dad badan soo xirxireen.

Nabadoon Kuule ayaa intaa ku daray in markii uu yimid magaalada uu la kulmay odayaal ka soo jeeda dhammaan beelaha soomaliyeed uuna wacyigeliyay,kana codsaday in ay taageeraan maamulka uu madaxda ka yahay gudoomiye Xasan Cimarey.

Nabadoon Kuule ayaa sheegay in odaydhaqmeedka Soomaliweyn ay codsigiisa ka aqbaleen,una ballanqaadeen in ay u dooranayaan suldaanka guud ee beelaha Soomaliyeed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE