Shir Looga hadlaayo Hiigsiga sanada 2016-ka Oo lagu qabanayo New york

Shir looga hadlaayo barnaamijka hiigsiga sanada 2016-ka ayaa lagu qaban doonaa Magaalada New york ee Dalkaasi Mareekanka waxaana shirka shir gudoomin doonaa Madaxda dowlada iyo Qaramada midoobe.

Shirka ayaa waxaa la filayaa in loogu hadlo, hiigsiga cusub ee soomaaliya iyo wixii ka qabsoomay, sidoo kale waxaa dowlada ay sheegtay in shirkaasi xooga lagu saari doono qabsoomida doorashada Madaxtinimo ee dalka Somaliya marka lagaaro Sanadka 2016.

Beesha Caalamka ayaa ku mashquulsan qabsoomida doorashada sanada 2016-ka oo u muuqata in lagu fashilmay hal qof iyo hal cod.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE