Dhegeyso Gudoomiye Xasan Cuarey “Xagey u socotaa Habargidir Deegaanka ugu yaraan 30 cunug ayaa ka joogta”

Gudoomiyaha Degmada Marka Mudane Xasan Cumarey ayaa warbaahinta siiyey hadal la yaab iyo amakaag ku noqday dadka warbaahintaas dhegeysanayey.

Waxa uu sheegay in Mooryaanta Habar gidir ay meel usoconin oo ay joogayaan deegaanka aanna lagu mashquulin hanaga baxdo.

Gudoomiye Xasan ayaa tilmaamay in isaga loogu horeeyey inuu u doodo Habar gidir ama kuwa mooryaanta ah ee dhibka deegaanka ka geystay.

Waxa uu sheegay inta isaga tagin Marka ka hor xarunta Imaan santar loogu xoola qalay dad uu ku sheegay kuwii deegaanka gubay oo barakaca sababay, waxaana su’aal uu ka keenay wax isaga lagu heysto maadaama horey arintan loo sameeyey oo isaga bilaabin.

Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata waxa yiri “xagey u socotaa Habar gidir deegaanka waa joogtaa tuulada ugu yar waxa ka jooga 30 cunug oo deegaankaas ku abtirsanaya”

Dhegeyso Gudoomiye Xasan Cumarey.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE