Dowladda Itoobiya Oo Markii Ugu Horeysay Dhaqan Gelisay Tareenada Korontada Ku Shaqeeyo (Sawiro)

Musuq-maasuq la’aanta dowladda Itoobiya ayaa waxay dalkooda u horseeday horumar dhinacyo badan ah sida dhismayaasha kaabaha dhaqaalaha, wadooyinka iyo gaadiidka.

Maadaama Itoobiya ay tahay dalka 2-aad ee ugu shacabka badan qaaradda Africa ayaa waxaa ahamiyad gaar ah u leh Horumarinta gaadiidka noocyadiisa kala duwan sida Diyaaradaha iyo Tareenada.

Iyadoo ay horey Itoobiya uga shaqeyn jireen tareeno shidaalka ku shaqeeyo ayey markaan Itoobiya soo kordhisay Tareenada Korontada ku shaqeeyo oo faa’ido badan u leh nadaafadda hawada iyo caafimaadka.

1 2 3

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE