layaab:Dhageyso Mas’uul Ka Tirsan Maamulka G.Sh.Hoose Oo Fashilkooda Ku Eedeynaya Amisom,Uguna Hanjabaya…

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyada ee gobolka Sh.Hoose Cabdifataax Xaaji Cabdulle oo ka hadlayey ka soo bixidda ciidamada Amisom ee degmada Jannaale ayaa sheegay in Amisom aysan ku soo wargelin ka soo bixidooda Jannaale, ayna kala xisaabtamayaan.

Cabdifataax Cabdulle ayaa sheegay in Amisom ay kumanaan lacag ah ku qaataan howsha ay soomalida u hayan,sidaas ay tahay ay dayaceen Jannaale, isagoo is hilmaansiiyay in fashilka lagu qabsaday Jannaale uu ku yimid in maleeshiyadii dowladda ay yihiin maleeshiyo beeleed howsha ay ka hayaan Sh.Hoose ay tahay in dadka deegaanka ay dhibaateen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE