Qurba-joogta Puntland iyo Jubbaland ee ku nool dalka Finland oo ka tacsiyeeyneysa Geeridii ku Timid Yuusuf Jaamac Geyre

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN:

Dhamaan jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland,Ayaa si wadajir ah waxay ugu Tacsiyeynayaan geeridii Allaha u Naxariistee Yuusuf Jaamac Geyre oo shalay ku geeriyooday wadanka Maleysia.
Jaaliyada Puntland Iyo Jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland ayaa si gaar ula qeysaneynaa murugada qoyska Yuusuf Jaamac Gaar Ahaan walaalkeen Marna Saaxiibkeen Cabdideeq Yuusuf Jaamac iyo Dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan reer Puntland ee uu ka geeriyooday Yuusuf .
Waxaana marxuunka Allaah uga baryeynaa inuu janadii fardoowsa ka waraabiyo eheladii iyo Shacabka reer Puntland meel walba ay joogaan samir iyo iimaan Allaah ka siiyo Aamii Aamiin.

TACSIDA WAXAA DIRAYA.
Wakiilka Dawlada Puntland ee Finland: Cabdifataax Cabdulaahi Jaamac, Janagale

Gudoomiyaha Jaaliyada Jubbaland: Deeq Cusmaan Gurxan

Gudoomiyaha gudiga fulinta: Cabdiqani Axmed Ducaale

Gudoomiye kuxigeen: Maxamuud Shiinle

Af hayeenka dalada: Nuur Caalim

Arimaha bulshada: Cabdulqaadir Abshir (Kadiye)

Khasnajiga dalada: Nuur Maxamuud (Nuur Gureey)

Xog heeyn: Hanad Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse

Gudoomiyaha dhalinyarada: Maxamed Cabdi Axmed (Beeldaajiye)

Gudoomiyaha Haweenka: Nasro Jaamac Deeble

Gudoomiyaha odayaasha: Daahir Afduub

Gudiga golaha dhexe:

Gudoomiyaha golaha dhexe: Siciid Cusmaan Maxamed

Gudoomiye ku xigeenka golaha dhexe: Cabdulqaadir Jaamac (Camoow)

Xog heen gudiga dhexe: Xuseen Yuusuf (Qowdhan)

Lataliye yaasha dalada:

Aqoonyahan, ahna wakiilka Dawlada Puntland ee Finland: Cabdifataax Cabdulaahi Jaamac, Jangaggale

Wakiilka Dalada u fadhiya Garowe, Puntland: Cabdirashiid Cawad Diiriye

Aqoonyahan, qoraa: Maxamed Cali Xasan Aar (Aalto)

Gudoomiyaha Jaaliyada Jubbaland:Deeq Cusmaan Gurxan
Dr. Xuseen Hirad

Aqoonyahan Yaasiin Cali Gaas

Aqoonyahan Cumar Jaamac Dhagaweyne

Dr. Cabdi Nuur

Engineer: Axmed SalaanEngineer

Engineer: Haashim Xaaji Axmed
Odayaasha

Axmed Cali Bato

Caaqil Maxamud Cabdul Gureey(Bolo)

Cabdirisaaq Bulxan Cigaal

Siciid Abshir Ciye

Cabdirisaaq Ilfur (Dhalac)

Cabdirisaaq Kaabooy
Gabdhaha.
Fartuun Ilgiir
Muxumo Ciise
Xamdi Qodmadow
Jaaliyada Puntland iyo Jubaland ee Finland

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE