Warbaahinta ku hadasha Afka Dowlada Muqdisho Oo Laga Mamnuucay in laga dhegeysto Deegaanada Puntland

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soocade, ayaa soo saaray qoraal shaqada looga mamnuucaayo dhageysiga Idaacada Dowlada Somalia ee deegaanada Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay in Idaacadaasi ku hadasha afka Dowlada aan laga dhageysan karin deegaanada Puntland.

rad1

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE