Dhageyso: Maxay yihiin sababaha qarsoon iyo kuwa banaanka yaala ee mucaaradada lagala hortagay Gudoomiye Xasan Cumar? iyo sida lagu xalin karo

Waxaa maalmahan si weyn loo hadal hayaa mucaaradada xooga leh ee dadka Sh.Hoose ay kala horyimaadeen gudoomiye Xasan Cumar, hadabba faaqidaada soo socota waxay ka hadleysaa waxa ay salka ku heyso mucaaradada iyo sida looga bixi karo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE