Haweeney Ninkeeda Si Arxandaro Ah Ugu Dishay Hiiraan

Haweeney ka mid ah dadka degmada Baladweyne ayaa si arxandaro ugu dishay gudaha degmada ninkii ay u dhaxday.

Haweeneydan ayaa dilka u adeegsatay mindi, oo ay la dhacday ninkeeda ilaa uu ja dhinto.

Dhacdadan ayaa ka dahacday xaafadda Xaawa Taako ee degmada Baladweyne.

Marxuumka la dilay ayaa laguna magacaabi jiray Cabdi Aadan Da’diisana tahay 27 jir.

Marxuumka ayaa saakay lagu aasay Baladweyne

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE