Daawo Madaxweyne Gaas oo naftiisa ku amini waayay Maleeshiyada Xukuumadda Muqdisho iyo tababarka & haybadda ciidanimo ee ka muuqata…

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo maanta gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa ammaankiisa sugayey ciidamo si gaar ah u tababaran kuwaas oo ay ka muuqato haybad ciidanimo oo ka soo raacay Puntland.

Ciidamadan oo ah ciidamada ilaalada ee madaxtooyada Puntland ayaa ka duwan kuwa xukuumadda Muqdisho ee ku caan baxay isbaarada, kufsiga iyo dhaca dadka rayidka ah.

image image image image image image image image image

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE