Daawo Maxkamada Ciidamada Maamulka Jubbaland qaabka ay u Maxkamadeysay Askartii Toogashada Lagu Fuliyey

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Maamulka Jubbalnad ayaa xukun dil ah shalay ku fulisay askar ka tirsaneyd maamulkaasi.

Gudoomiye ku xigeenka Maxkamada Ciidamada Bashiir Maxamuud Xareed ayaa warbaahinta u aqriyey todobada askari ee Dilka toogashada lagu fuliyey.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE