Dhegeyso Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas “Shirka ka furmaya Muqdisho Waxba Kama Bedeli Doono Mowqifka Puntland”

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa xilli uu u dhoofayey Muqdisho halkaasi ka sheegay in Shirka ka furmaya Muqdisho aan waxba uu ka bedili doonin Mowqifka Maamulkiisa uu qabo.

C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in marka ay tagaan Shirkaasi ay shacabka Puntland ay u soo qaadi doonin wax aan u cuntumin.

Dhegeyso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE