Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Ka dhoofay Kismaayo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Oo gaaray Muqdisho (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa u dhoofay Magaalada Muqdisho si uu uga qeyb qaato shairka hiigsiga sanada 2016-ka.

Wafdiga Axmed Madoobe ayaa waxa ku jira Wasiiro iyo xillibaano maammulkiisa ka tirsan waxaana ay ka duuleen garoonka diyaaradaha Kismaayo.

War naga soo gaaray Muqdisho ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu ka degay garoonka Aadan Cade ee Muqdisho, waxaana haatan Muqdisho ku wada sugan dhamaan madaxweynayaasha Maamul goboleedyada dalka ka jira

P1010098

P1010099 P1010100 P1010102 P1010103 P1010104 P1010105 P1010106

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE